Musharax Madaxweyne Kheyre oo ka hadlay nuuca Doorasho ee loo baahan yahay in la qabto

Musharax Madaxweyne 2021, Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa cadeeyay inay muhiim tahay in laga shaqeeyo hannaan dalka ay uga dhici karto doorasho la isla oggolyahaya si looga fogaado qalalaase siyaasadeed iyo mid amni. Khayre oo dadweyne fara badan ay kusoo dhaweeyeen magaalada, ayaa shir saxaafadeed uu qabtay waxuu … Continue reading Musharax Madaxweyne Kheyre oo ka hadlay nuuca Doorasho ee loo baahan yahay in la qabto